Wakhti ha la siiyo Madaxeynaha Cusub

 

Tan iyo intii la doortay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland. oo aan usbuucba laga joogin oo aanu weli kursigiiba gaadhin ayaa waxaa aad ugu burqanaya talooyin fa ra-badan ka ka iimanaya dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.Hadaba , qof wal oo meel loo magacaabaa waxuu marka hore u baahan yahay in wakhtila siiyo, si uu marka hore uga yar nasto kana soo noqdo hawshii faraha badneyd ee ka soo ga adhay ololihii doorsahada. Tan labaadna laga sugo bal wax uu bada soo dhigo, ama uu dadka hor keeno. Iyo weliba in wakhti loo siiyeo inuu kaga fakaro sidii uu  dawla da uu soo dhisayo iyo qaabka uu u soo dhis lahaa.


Waxaynu ognahay oo aan caad inaga saareyn, inuu dhibka ugu weyne madaxweyn ha saaran yahay dhinac walba.Isga oo taasi la ciiraya hadii talooyin fara-badana ku soo qul-qulaan waxay noqoneysaa jahawareer.

Inkasta oo ay wanaagsan tahay talada tuusani hadana waxay u baahan tahay in  l ala sugo wakhtigeeda. ee aan lagu degdeg.Dhamaanteen aanu ugu duceyno sidii  il ahay ugu asturi laha, xilkaasi loo igmaday. aanan ka war sugno ayey ila tahay.

 



Maxamed Yuusuf Buux