Waftigii ka socday Xukuumadda Somaliland iyo Gudoomiyaha xisbul Xaakimka

 

 

Nairobi (TNN) :-  Waftigii ka socday Xukuumadda Somaliland iyo Gudoomiyaha xisbul Xaa kimka KULMIYE ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay ku xigeenka Safiirka Dawladda Maraykanka ee Somaliland Iyo oo ay wehelinaysay haweenayda kaaliyaha la baad ee arrimaha Siyaasadda.

Saraakiishaasi Maraykanka ah waxaanu yeelanay kulan qiimo badan oo aanu kaga wada hadalnay arrimo doora oo ay ka mid yihiin Xoojinta xidhiidhka Dawladda Maraykanka iyo Jamhuuraiyadda Somaliland. geedi socodka Dumuquraadiyada. Arrimaha diiwaangalinta cod-bixiyeyaasha iyo guud ahaan Doorashooyinka Somaliland. wadahadaladii u dhaxee yey Somaliland iyo Soomaaliya iyo arrimo kale oo muhiim ah, dhamaan qodobadii aanu ka hada hadalnay waxaanu ka gaadhnay is afgrad buuxa iyo najiito wanaagsan.
 

 


ALLAA MAHAD LEH
Guul Somaliland .