WADDANI: TORONTO –HAMBALYO HOGAANKA GARABKA DHALINYARADDA .

 


Guddoomiyaha , Guddigga , Xubnaha iyo taageerayaasha WADDANI ee Toronto iyo na waaxigeedu waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan hogaanka Garabka dha linyaradda ee dhawaan lagu doortay shirwaynaha dimuqraadiga ah . Waxaanu ilaahay ka baryaynaa inuu xilgooda u fududeeyo, ayagana waxaanu ka filaynaa inay la yimaad aan dar-dar iyo dadaal dhalinyaranimo . Waa markii u horaysay taariikhda Somaliland ee xisbi qabto shirwayne qaran oo si gacan taag ah loogo doorto hogaan dhalinyaro. Taasi waxay ka tarjumaysa ahmiyada uu XISBIGA WADDANI siinaayo jeelka soo kaca ya iyo kaalinta mugaleh ay ka qaadan doonaan hogaaminta Somaliland.
Wa bilaahi towfeeq.


Guddigga WADDANI, Toronto.