Waa sidee xaalada caafimaad ee Wasiir
Maxamed Kaahin?

 

 



Abu Dubai (TNN) :- Wakiilka Somaliland ee Kenya Amb Baashe Cawil, ayaa booqday Wasiirka Arrimaha gudaha Som aliland oo xaalad Caafimaad u jooga waddanka Imaraadka Carabta.Amb Baashe, ayaa sheegay in Wasiir ku dha waan dib ugu soo laabanayo Somaliland.

Wakiilka Somaliland ee Kenya Amb Baashe Cawil ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook waxa uu ku yi dhi “Waxaan booqasho iyo bariidin ugu tagay maanta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxa med Kaahin, hotelka uu ka dagan yahay Magaalada Abu Dubai, halkaas oo uu muddo ku sugnaa dhawaana da lkiina dib ugu laaban doona Insha’Allah.”
 

 

Xigasho: SLT