AXMED ISMAACIIL SAMATAR NIN AAN AQOON AYAA SOO-DHOWEYSTA (PSYCHOANALYSIS OF AHMED = KALA-MIL-KA XAGGA NAFTA AH EE KU SAABSAN AXMED ISMAACIIL SAMATA)

 


Nin naf’ahaan sida ugu-weyn u-neceb gebi’ahaan haybta ummadda Reer-Shiikh Isxaaq Binu Axmed ee u dhashay Jam Soomaaliland, hase yeelo’e.



Erayga afka Ingriisiga ah ee ”PSYCHOANALAYSIS” ah waxa uu ka kooban yahay laba eray oo kan hore yahay ”PSYCHO” = kala-mil (xagga) nafta ah = naf-kalamil-ka = lafa-gur nafta ah = unugya ukala-qaad-ka nafta kusaabsan, unugya u-kala-milka nafta / nafeed = nafta oo unugyo loo-kala-milo / loo-kala-qaado. Erayga labaad ee ANALYSIS ahna, kolka Afsoomaaligiga hore’umarsan loo-rogo waxa uu noqonayaa: Wax-kala-mil-(-ka), wax-lafa-gur(-ka), Unugya u-kala-qaad(-ka) / ukala-saar-ka. Haddii aad eraygaas “Psychoanalysis” isku wada qaaddid, Afsoomaaliga ugu dhowi waxa uu noqonayaa sidatan: QAAB-KA NAFTA LOO-KALA-MILO / LOO-KALA-QAADO, QAABKA NAFTA LOO-LAFA-GURO, QAABKA LAFA-GUR-KA NAFTA AH, QAAB-KA KALA-MIL-KA NAFTA AH.

Ninka aynu u-wada-noqaan Axmed Ismaacil Samatar waa qof ugu yaraan dhawr iyo afartan sano is ku hawlay in uu noqdo qof ay dadweynaha Soomaalida ahi si guud ah aqoon u-yeelato, tan iyo maa lmihii uu BBC-da af-soomaaliga ah ka ahaan weriye/ warar-naqe/ war-faaf-she/ war-tebiye/ war-baahshe/ werin-le/ warrame.

Haddii aan isku dayo inaan qaab abuur ah ku-kala-milo dhinacyada xagga nafta ah ee Axmed Samata r, aniga oo adeegsanaya hadallada uu ninkaasi kasoo tebiyey welina uu kasoo tebsho war-baahnita (media-ha) ah,aananse ku doodayn in aan si gaar ah u aqaan amaba ula-kulmay, waxa suurta gal ah in aan qofnimadiisa gaar ku-tilmaamo inuu yahay:


1.) Nin naf’ahaan sida ugu-weyn u-neceb gebi’ahaan haybta ummadda Reer-Shiikh Isxaaq Binu Axm ed ee udhashay Jam Soomaaliland, hase yeelo’e.

2.) Nnin nacayb-kaas uu ummadda Reer-shiikh Isxaaq Bani Axmed ku maldaha kuna qarsha diidmo uu run’ahaan-tii weli uu diiddan yahay madaxbannaanida Jam Soomaaliland ee dadka ugu badan uguna dhul-weyni ay wada yihiin ummaddaas uu neceb yahay. U-fiirso inaan Axmed Ismaaciil samatar kolna kasoo horjeensan madaxbannaanida Jabuuti, sababta oo ah naf’ahaan Axmed ismaciil samatar kuma uu soo’ababin inuu nebcaado qolada Ciisa ah ee jabuuti ka-talisa.

Ilaa maantadan aynu joogno, lama maqal lamana arkin Axmed ismaaciil Samatar oo ku-caan-baxy dh alliil uu dhalliilo madaxbannaanida iyo qarannimada Reer-jabuuti. Sidaas ookalena, Axmed ismaaciil saatar kuma uu caan-bixin nin ugaraaba boqollaalkii kun ee hayb’ahaan kasoo-jeeda ummadda Reer-shiikh Isxaaq ee taliskii Siyaad Barre kugumaaday meel-kasta oo kamid ah Jam Soomaaliland.

Aamusnaan uu Axmed Ismaaciil samatar ilaa iyo maalinkan maanta ka aamusan yahay gumaadyadii iyo xasuuqyadii Daaroodku, Hawiyuhu, Gudabiirsigu iyo Midguhu u geysteen ummadda Reer-Isxaaq Binu Axmed ee Durriyadda Saxaabada ah waa aamusnaan naf’ahaan aan sina u-damqin una xanuujin
dareen-ka uu ku soo’ababay Axmed Ismaaciil Samatar maxaa yeelay ummadda la-xsuuqayey lana-gu maadayey.

Issaga oo Axmed Samatar soo taagan xilli dhawr iyo toban sano ah waa ummaddaas Reer-shiikh Isxa aq ee uu dareen’ahaan ku soo-barbaaray kuna soo-koray inuu si kama dambayn ah u-nebcaado, ha ddii geb’ahaan ummadaas uu neceb yahay la-waayana, aanay arrin-taasi kolna ahayn mid Axmed Is maaciil hurdadiisa see jinaysa. Guushii iyo libintii ay ummadda Reer-shiikh isxaaq hanatay sannadku kolkii uu ahaa 1991-kii, kolkii ay si kama dambayn ahoo taariikh-gal ah u-jebisey ugana adkaatay Siya ad Barre iyo malishidii Daaroodka, Hawiyaha, Gudabiirsiga, iyo midgaha, Axmed ismaaciil Samatar waxa uu ahaa jab dheeraad ah oo sida ugu-badan u-damqay welina u-damqaya oo ku ah hurgumo iyo dhamac ku dheggan iyo dhardhaar uu ku fadhiyo oo labada sal ku hayo farahana kula jiro, sababta oo ah waxa guulaystey oo libtii iyo libintii gutey oo hantiyey oo taabay waa ummaddaas durriyadda ah uu se Axmed Ismaaciil Samatar ku’ababay kuna barbaaray inuu sida ugu badan u nebcaado.

Guusha iyo libintii ay ummadda Reer-shiikh Isxaaq Bin Axmed kasoo-hooysey dagaalladii gardarrada badheedhka ah ahaa ee huwantii Soomaali-weynta ahaa kusoo qaadeen ummaddeenna iyo dadkeen na iyo dalkeenna, guushaasi waxay Axmed Ismaaciil Samatar hoog uu hoogey iyo ba’ kama dambayn ahoo uu ba’ay, waayo waxa uu filayey oo islahaa ummaddaas kelida ah ee Soomaali oodhammi isugu tagtay kasoo kabanmayso jabkii ay cawaanka Soomaali kusheegga ahi la-damacsanaayeen. Haddii aan qoqodbkan qormadan kamid ah soo koobana, waxa aan odhan karaa: Axmed ismaaciil Samatar ma uu jecla Soomaali-weyn kusheegga huuhaada ah ee ilaahay nacay ee kadantay ee habaarkii dur riyadu ku habsadey, ee waxa uu ilaa maantadan aynu noollahay si doora u neceb yahay in uu arko dalkeenna iyo dadkeenna Reer-soomaaliland oo noqda dal iyo ummad ka-madaxbannaan Soomaalida hagaastay ee aan jirin, waayo waxa Axmed ismaaciil Samatar uu muddo saddex iyo labaatan sano ah halgan ugu jirey inaan guushii xagga melteriga ahayd ee ummadda Reer-shiikh Isxaaq kasoo hooysey jabkii ay badday Siyaad Barre iyo ciidammadiisii aanay guushaasi noqon mid dalkeenna iyo dadkeenna u-horseedda soo ceshad ay ummaddeennu ku soo-ceshato kulana soo noqoto madaxbannaanidii iyo qarannimadii iyo gobannimadii uu dalkeennu ka hor qaatay Soomaaliyada baaba’san ee maanta u ga can gashay Iitoobiya iyo Kiiniya iyo dalal Afrikaan ahoo ka mid ah kuwa adduunka ugu-liita uguna dambeeya.

HADDABA WAXA WAX-KU’OOL AH IN LA OGAADO IN AXMED SAMATAR AANU SI GAAR AH JECLAYN WAXA SOOMAALI-WEYN LOO YAQAAN EE RUNTII UU NECEB YAHAY IN UMMADDA REER-SHIIKH ISXAAQ LOO AQOONSADO DAL MADAXBANNAAN   GARAN WAAYO NACAYBKA KU GAAMURSAN AXMED ISMA ACIIL SAMATAR AYAA U DIIDAYA INUU ARKO UMMADDA REER-SOOMAALILAND EE REER-SHIIKH ISX AAQ OO ADDUUNKU DIB U AQOONSADO, HALKA UU SI FUDUD U OGGOLAADAY INUU ARKO JABUUTI OO MADAXBANNAAN OO KU GACAN SAYDHAY SOOMAALIDA INTEEDII KALE.

WAAYO DEE MADAXBANNAAIDA JABUUTI MAAHA ARRIN UU KAGASOO HORJEEDO CIISAHA DALKAAS KATALIYA. U-FIIRSO INUU CALAMKA JAM SOOMAALILAND EE ASHAHAADU KU-TAALLO UU ISKA-TUU RAY MAALINTII UU GABIILEY KA HADLAYEY EE CALAMKEENNA GARBAHA LOO SAARAY, ASSAGA OO XATAA KU HAYBSAN WAAYEY DIINTA ISLAAMKA EE ASHAHAADADU KAMID TAHAY TIIRARKA UGU HORREEYA EE DIINTEENNA ISLAAMKA AHI LEEDAHAY, OO AY GAALNIMO BADHEEDH AH TAHAY IN LA DHAYAL-DHAYALSADO.

WAXA UU AXMED ISMAACIIL SAMATAR CALAMKA UMMADDEENN IYO DALKEENNA ISAGA TUURAY WAA NACAYBKA UU WELI NECEB YAHAY EE MACANGEG-NIMADA AHEE DAAYEERNIMADA AH EE AANU KA IL BAXAYN KANA KORAYN EE UU UMMADDA REER-SHIIKH ISXAAQ BIN AXMED U HAYO EE WELI UU UURKA KU SITO LANA DHIMAN-DOONO.

Waxaydin u-fiirsataan oo kale in Axemd Ismaaciil samatar oo hooyadii tahay qof Reer-shiikh Isxaaq ah, uu diidey inuu aaskeedii kasoo qaybgalo maalintii ay dhimatay,inkasta oo uu yahay wiilkii ay ku curatay oo ay hooyadaasi ku soo rafaadday korriimadiisii iyo waxbarashadiisii.

Diidmada uu diidey inuu aaskii iyo bud-dhiggii hooyadii ka soo-qaybgalo oo hooyadii madaxa-qabto maalintaas la aasayey waa diidmo uu si badheedh ah u go’aansaday inuu xataa diinta Islaamka baal-maro oo iska’indha iyo dhegaba tiro waayo dee diinta islaamku waxay inna wada faraysaa inaynu dadka inna dhalay gaar’ahaan hooyada iyo aabbaha aynu sida ugu weyn u-tixgelinno oo u-maamusno una xeerinno uguna abaal-gudno.Laakiin Axmed Ismaaciil Samatar nacaybka uu ummadda Shiikh Isxa aq u sido ayaa ah mid si walba ninkaas u gumaystey oo u adoonsaday oo u-fudaydeeyey inuu xataa diinta ku xadgudbo. Sidaas uu yeelayna waxa ka dhashay inuu Axmed Ismaaciil samatar:

(a.) diido inuu aaskii hooyadii kasoo-qayb-galo.


(b.) diido inuu qaato calanka Jam Soomaaliland ee ashahaadada Islaamku ku qoran tahay kuna xard han tahay xataa kolkii uu si gunnimo issaga ugu jirto dalkeenna iyo dadkeenna ugu soo dhex noqday, iyada oo aanay cidina u yeedhan.

Hadii aan ka baxo isku daygan ah kala-milka xagga nafta ah ee ku saabsan Axmed Ismaaciil samatar, waxa aan rabaa inaan muujiyo naanaab-nima-da siyaasadeed ee ka muuqata guul-darrooyinka xagga siyaasadda ah ee Axmed ismaaciil is badayey taniyo maalintii uu go’aansaday inuu siyaasadda ku ga lo nacaybka uu u sido ummaddeenna issaga oo nacaybkaas ku dhex-qarinaya diidmada uu diiddan ya hay in dadka Jam Soomaaliland la soo noqdaan madaxbannaanidoodii iyo qarannimadoodii kaga luntay waxa calaannimada iyo dib’udhaca ah ee la odhan jirey soomaali weyn. Soddon sano ayuu Axmed ismaaciil samatar iska dhig dhigayey nin u hiilinaya Soomaali-weyntaas raqda noqotay ee qudhuntay.

Waxase jabkiisii uu hoogiisii iyo ba’iisii uu galabsaday maalintii uu Axmed Samatar si calaanimo ahoo doqonniimo siyaasadeed ah uga degey Muqdisho laba sano kahor, issaga oo isleh sida ugu door roon ayaa laguugu abaal guidi doonaa kol haddii koonfur lagaaga yaqaanno nin la-halgama(-y) jiritaanka iyo madaxbannaanida iyo qarannimada jam Soomaaliland, oo waxa laguu dooran doonaa madaxweynenimada. WAA MAALINTAAS MAALINTII HABAARKII UMMADDA REER-SHIIKH ISXAAQ KU DHACAY NINKAAS INA iSMAACIIL SAMATAR AH. WAA MAALINTAAS MAALINTII UU HUBSADAY IN AAN MUQDISHO LOO SINNAYN. WAA MAALINTAAS MAALINTII INA ISMAACIIL SAMATAR LOO SHEEGAY IN UU  YAHAY GUDBAIIRSI AAN MUQDISHO ALIF IYO BA’TOONNA KA AHAYN.

WAA MAALINTAAS MAALINTII CIDLA LAGA GA TEGEY EE UU BARYO IYO MAGAC TOONNA WAX KU HELI WAAYEY OO UU CID WALBA SACABBADA HOOS DHIGTAY LAGUNA TUNTAY. WA MAALINTAAS UU AXM ED ISMAACIIL SAMATAR SHARAF-BEELAY OO MAAMUUS-BEELAY OO KU KARAAMA-SEEGAY OO UU OGA ADEY IN SIYAASAD AHAAN AANU WAXNA GELIN WAXNA GUDIN OO AANU AHAYN NIN HAWIYE AH AMA AANU AHAYN NIN DAAROOD AHOO MAJEERTEEN AH AMA MARREEXAAN AH AMA OGAADEEN AH AMA XATAA EELAY AMA RAXANWEYN AH AMA XATAA MIRIFLE AH.WAA MAALINTII UU AXMED ISMAACIIL SAMATAR HUBSADAY SODDONKII SANO EE UU JIHAADKA KULA JIREY UMMADDEENNA IYO DALKEENNA JSL UU KU JABAY OO KU HOOGAY OO KU BA’AY OO AY UMMADDEENNU KAGA ADKAATAY SIDII AY SIYA AD BARRE U JEBISEY ISAGANA U JEBISEY OO UGA ADKAATAY XAGGA SIYAASADDA.

WAA MAALINTAAS MAALINTII UU SI GUNNIMO LEH AXMED ISMAACIIL SAMATAR UGA SOO BAXAY MU QDISHO ISSAGA OO WAL WAALAYA QIIMA-JAB-KII MUQDISHO KAGA DHACAY IYO MAAMUUS-XUMO IYO MAAN-GAABNIMO SIYAASADEED OO AAN WELIGII KA HADHI DOONIN OO KU NOQOTAY ASTAAN IYO SUMMAD UU IILKA LA GELI DOONO.

Waxa aan la yaabay in ninkaas si walba siyaasadda ugu fashilmay soddon sano uu kolkii uu Jam Soo maaliland uu si xishood la’aan ah oo daayeernimo ah isu keen dhex taagey oo weliba si indha’adayg ah siyaasadda uu ku soo fashilmay innagala hadlay oo weliba jaamicadeheenna casharra bilaa macna ah ka jeediyey issaga oo sidii dameer dibbirsan dhuuso iyo qalaad isku daraya oo siyaasadda uu ku fashilmay weliba ka hadalaya!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!. Carabta ayaa ku maahmaahda: idhaa lam tastaxii fasnac maa tashaa’u = haddii aanad ayn dee sidii aad doonto yeel. SIDEE NINKA SIYAASADDA SI WALBA UGU FASHILMAY EE MUQDISHO SHARAFTA LAGA-GA-QAADAY, OO MAAMUUSKA LAGA-GA-XAYBSHEY OO KARAAMADA LAGU-SEEJIYEY UU INTA UU JAM SOOMAALILAND YIMAADDO WELIBA SIYAASADDA UGA SHEEKEEYA. WAA YAABE?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Haddii uu Axmed ismaaciil samatar aanu gun ahayn oo aanu gunnimo u dhalan oo leeyehay mudnaan iyo maamuus uu ilaashanayo, horta maba uu ku soo noqdeen isumana soo dhiibeen ummaddii uu soddonka sano jihaad kula jirey ee uu weli si walba u neceb yahay. haddii uu Axmed ismaaciil samatar inuun garasho iyo aqoon leeyahay inta aanu isku iman dalkeenna iyo dadkeenna waxa loo baahnaa inuu talo dib isugu noqdo oo naftiisa iyo dareennadiisa lafa-guro oo kala milo oo ogaado in nacaybka uu ummadda Shiikh Isxaaq usida uu kamid yahay cudurrada nafta ku dhaca oo qofka bani’aadamka ah waasiiya talada toosan iyo waayeelnimada iyo dulqaadka iyo qummanaanta. Axmed Ismaaciil samatar waxa uu hubsan lahaa kolkaas inuu u baahan yahay inuu xanuunka uu qabo ee xagga nafta ah uu isk a dhayi-karo oo uu ka begsan-karo, haddii uu kaashado xaramuha ku gaaroowbey xanuunana xagga nafta ah ee Ameerika kajira. Haddii aan Axmed ismaaciil samatar xagga nafta ka bukin, oo aanay wax u dhinnayn, waxa uu ugu horrayn ilaalin lahaa anshaxa iyo qummanaanta la xidhiidha qaababka dambi-dhaaf-ka loo weydiisto cidkasta oo lagu-gefo ama lagu-gardarroodo. sababta oo ah Axmed ismaaciil samatar soddon sano ayuu ummaddeenna Reer-shiikh isxaaq kula jirey jihaadka uu ku jabay ee keenay inuu Muqdisho afka dhulka loogu daro oo hawiye iyo daarood ku tunteen magicii uu islahaa
wada aad Soomaali kaga kasbatay nacaybka aad u qabtey ummadda Reer-shiikh isxaaq. Nacayabkaas oo Axmed ku dhex dhex qarn jirey diiddanaanta lagu yiqiin inuu qarannimada JSL uu diiddan yahay.

Axmed ismaaciil samataroow sidee adiga oo siyaasadda si walba ugu fashilmay aad ummadd Reer-soomaaliland ugala hadashaa siyaasadda. Ummaddani waa ummadda guul iyo lib iyo libin kasoo hooysey dagaal iyo nabad-ba. Axmed ismaaciil samatar-oow, ummaddan Reer-shiikh isxaaq Bib Axmend Bin Cabdullah waa ummad loo baahan yahay in aad adigu arday u noqotid oo kooda ugu yar ama ugu calaansan siyaasadda ka soo baratid oo wax walba oo aad soo dhigatay daadisid waayo dee siyaasaddu maaha buugag aad jaamicad ku akhrisato ee waxa ay tahay aqoonta aad isleedahay waad soo baratay oo nolosha ku-falgeliso. ALL YOUR POLITICAL POLITICAL EXPERIENCE LED ONLY TO YOUR POLITICAL ECLIPSE IN MUQDISHO AND YOU CAN BY NO MEANS LUCTURE OUR GREAT NATION ABOUT ANYTHING CERTAINLY NOT ABOUT POLITICS. AXMEDOOW DADKAN REER-SOOMAALILAND EE REER SHIIKH ISXAAQ WAA DADKA ADIGA OO JIHAAD KULA JIRA SIYAAD BARRE JEBSHEY, OO WAA DADKA ADIGA OO WELI JIGAAD KULA JIRA SIYAASADDA KAAGA ADKAADAY OO DHISAY DAL IYO DAQLAD KU DHISAN DIMQRAADIYAD, IYO XISBIYO BADAN, IYO DHAQAALE AY KABILAABEEN DIB UDHIS HEER WALBA AH. DADKAN AXMEDOOW WAXBA UMA SHEEGI KARTID EE ADIGU WAX KABARO INTA NOLSHA KAAGA HADHAY EE AAN BADNAYN MAADAAMA AAD MAANTA TAHAY DUQ CALAANNIMO NOLSHA KUSOO DHAMMAYSTAY OO MAANTA LU IIL KULA JIRA OO NOLOSHA AAN WAXBA UGA HADHIN. AXMEDOOW, ADIGU NAGA BARO ISKA ILLOW CASHAR KASTA OO SIYAASADDA AH OO AAD BIDISID WAAYEELNIMO WAAYO DEE SIYAASADDII WAAD KU FASHILANTAY.ISKA AAMUS OO ANNAGA WAX NAGA BARO OO NAGA BARO SIDA AY UMMADI SI NABAD GELYO AH AY SADDEX IYO LABAATAN SANO KU DHISATO QARAN IYO DAWLADIYO KALA DAMBAYN IYO BAARLAMAANNO IYO DHAQAALE FIRFIRCOON IYO CIIDAMMA QARAN IYO DUGSIYO FARABADAN IYO JAAMICADO IYO CUSBITAALLO IYO JIDAD IYO SIYAABAHA AY UMMADI UGASHO DOORASHOOYIN HEER WALBA AH, IYO SIYAABAHA AY UMMADDA XILKASKA AHEE REER-SOOMAALILAND UJEBISO UNA KADDO CADWGEEDA KOWAAD EE ADIGA OOKALE AH MAADAAMA UMMADDAN AAD MAANTA MAGANTA U TAHAY AAD SODDON SANO UHEELLANEED HAGARDAAMO AAD HAGARAADMISO IYO DHIB AAD DHIBTO IYO WELIBA NACAYB AAD WELI NECEB TAHAY OO KUGU MUQUUNSHEY INAAD ADIGA OO MAGAN U AH AAD TUURO CALAMKOODII ASHAHAADADA ISLAAMKU KU DHIGAN TAHAY MAALINTII AAD GABIILEY JOOGTEY.
AXMEDOOW MA AY JIRAAN WAX AAD UMMADDAN KUSOO KORDHIN KARTAA OO AAN DHIB AHAYN.

AXMEDOOW OGOOW INAAD TAHAY QOF MACANGEG AHOO AAN CIDNA LA HESHIIN KARIN OO AAD
DA LKA IYO DADKA UTIMD ADIGA OO ISLEH SIDA UGU BADAN U BOOB OO WIXII DHAQAALE IYO
GUUNYO AAD GACANTA LEHSHID XAABSO OO DABADEEDNA KADINKA KA KUD. SOODON SANO AYAAD HAGARDAAMO UGU MAQNAYD DADKAN IYO DALKAN EE ISLA YAAB OO XUISHOOD OO MARUUN AXME DOOW WAX ISKU FAL OO MARUUN JOOJI AQOON XUMADA IYO NACAYBKA KUGU KALLIFEY HOOYADA AASKEEDII KA MAQNAATID OO XATAA KOLKII AAD TIMID AANAD ILAA HADDA AAN LA MAQAL INAAD XABAASHEEDII DUL TAGTAY OO AAD ILAAHAY IYO DIINTANA AAD DEMBI DHAAF WEYDIISATEY.


AXMEDOOW, ANIGU KUUMA ARKO NIN XILQABTO QABTO HADDII KALE WAXA AAN SHARAD IYO XID HAAL KAAGA DHIGI LAHAA INAAD UMMADDA REER-SHIIKH ISXAAQ EE DURRIYADDA AH INTII AANAD DALKA SOO CAGA DHIGIN AAD SI MUGLEH DEMBI-DHAAF U WEYDIISATID.
AXMEDOOW, XARRAGA KUMA AAD IMAN JAM SOOMAALILAND EE AH DAL IYO GAYI IYO QARAN AY BOQOLLAAL KUN U SHAHIIDEEN QARANNIMADIISA IYO MADAX BANNAANIDIISA. BOQOLLAAL KUN OO CURAD OO RAG IYO DUMARBA LEH AYAA OO MID WALBA OO KAMID AH AANAD AXMEDOOW KABIHII SA GUDIN OO DADNIMANA SIWALNBA KUU DHAAMA AYAA AXMEDOOW DALKAN SIRAADAN EE AAD MAANTA DHEX QAADAYSID, IYO WELIBA DULQAADKAN AAD KU LEDISID DHIIGGA U DAADHSEY OO NAFTA U HURAY. AXMEDOOW, KOLKA AAD MEEL KA MID AH MUSHAAXAYSID, WAXA DADKA AAD LA KULMISID WAXA KAMID AH KUMANNAAN U DHAAWACMAY UNA NAAFOOWBEY HALGANKII AY KUUGU SUURA GESHEEN INAAD MAANTA NABAD NAGU DHEX MUSHAAXIDID INKASTA OO AAD WELI TAHAY CADAWGA KOAAWD EE UMMADANI LEEDAHAY.


AXMEDOOW HADDII QOF WALBA OO UMMADDAN KAMID AHI WAA UU OGSOON YAHAY OO WAA UU XASUUSAN DOONAA INAAD TAHAY CADAWGAAS AAN WAXBA ULA HADHIN EE HADDANA KU FASHILMAY HALGANKII AAD UMMADDA IYO MADAXBANNAANIDA IYO QARANKA JAM SOOMAALILAND KULA JIRTEY WELINA AAD KULA JIRTO. WAXANA AAN KAAGA DIGAYAA INAAD MAR DAMBE TUURTID CALAMKA JAM SOOMAALILAND. CALAMKAN AAD AXMEDOOW TUURTAY WAA KAN AY BOQOLLAAL KUN OO QOF U DAADSHEEN DHIIGGOODII WAA CALAMKA NA FARAYA INAANNU KUU DULQAADANNO OO AANN WELI LAGUUGULA XISABTABMIN DHIBAATOOYINKA AAD U GEYSATEY AQOONSI-RAADINTA IYO LASOO-NOQOASHADA MADAXBANNAANIDA IYO QARANNIMADA UMMADDAYADA IYO DALKAYAGA. AXMEDOOW OGOOW IN SAMIRKU DHAMMAADO OO DULQAADKU OO MAANTA HADDII AAD KUSII WADDO CALAMKA JAM SOOMAALILAND OO AAD TUURTO ADIGA DAFIRAYA QARANNIMADA IYO MADAX BANNAANIDA DALKAN IYO UMMADDAN FOOXUMADAAS LAGAA DUBAAQAYO OO AY ADKAAN DOONTO IN LAGU DAAWADO ADIGA OO CALAMKA JSL DIB OO DAMBE U TUURAYA.


AXMEDOOW UMMADDAN DALKEEDA IYO DASTUURKEEDA IYO QARANNIMADEEDA WAXAY DHISTAY ADIGA OO JIHAAD KULA JIRA. MAANTA WAX AY KAAGA BAAHAN TAHAY MA AY JIRTO ADIGA AYAA U BAAHAN EE BEENTA AAD ISKU MAAWEELINAYSID JOOJEY.

WALAA AMEERIKA AYAAD WAX UGA QABAN KARTAA WALAA YURUB AYAA WAX KAA WEYDIINAYSA. XAGGAGYAGA WAXA AAD TAHAY NIN ASAASAQ AHOO AAN CIDNA LA HESHIIN KARIN, WAXANA AAN HUBAA IN AAD BERRITO KA MAALIN AAD DIB U CARARI DOONTID ADIGA OO AFXUMO IYO AF LEEGAAD DO OO DHALLIILAYA DADKAYAGA DULQAADKA BADAN EE CADAW ADIGA OOKALE AH WELI SAMIRKA ULEH OO DULQAAD KULA DHAQMAYA. AXMEDDOOW XAUAAMTAADA LAMA ILAAWI DOONO OO WAA LAGUU SEETA DHEERAYNAYAA EE MACANGEG YOHOW IS JIR UMMADDAN WAXAD U NOQOTAA ARDAY ISSAGU KA BARTA OO KA CIBRA QAATA OO WAX WEYDIIYA waayo dee siyaasad waad kusoo fashil antay oo haba yaraato’e ma jiraan wax ay kaabaran kartaa ummaddan qaranka dhan dhistay adiga oo ah kaas Xamar laga soo eryey oo si walba siyaasadda ugu dhacay oo ugu hanqaarmay uguna kad may. Siyaasadda aad ku fashilantay waxay markhaati ka tahay inaanad siyaasadda sidii loobaahnaa aanad usoo baran oo aanad siyaasad u dhalan, sababta aoo ah dee qofka sida hagaagsan ee qumm an wax usoo bartaa dee waxa laga gartaa guulaha uu kasoo hooyo waxa uu soo bartay.

Bal ka warran haddii nin isbidaya in uu dhakhtarnimada soo bartay oo haddana qofkii uu irbad ku mu daaba dhimanayo. Siyaasadda aad ku dhacday ee aad dhex fadhiisatayna waa tabtaas oo kale ee Axmedoow aamus oo shib dheh oo afka isku qabo siyaasadda adigu ka soo baro qof walba wax kasoo dhiday gacanna ka geystey calamkan JSL ee aad hadhsanaysid, iyo nabaddan aad Hargeysa ku see xanaysid oo ku soo toosaysid iyo dul qaadkan aannu weli kuu dul aadanayno annaga oo xadhka isk aga kaa haynna oo si walba u ogsoon gardarrda iyo godobta ummadda Reer-soomaaliland ee gobta ah ee mudanka ah.




Saalax Cali
salehalmohamed@yahoo.com