Ururka
Umadda oo mar kale wacdaro ka muujiyay Hargeisa!

Hargeysa (TNN)-Waxaa maanta tirakoobkii Hargeisa u soo baxay Ururka
Umadda dad lagu qi yaasay mawjad socota oo dariiqa masaajidka wada
xidhay. Dadkaas oo farxad iyo qiiro muuj inayay ayaa si qurux badan
wadooyinka u wada marayay. Magaaladii labaad oo tirakoobku ka dhacay
oo caasimadii dalka ah ayaa sii buuxda u muujisay in umadda
qalbigeedu u jaleeco Ururka Umadda!
Ururka Umadda
|