Ururka Umadda laanta U.K oo tacsidan diraya

 

 

Aniga oo ku hadalayaa magaca Gudidda Fulinta U.K, Guddiyada Gobolada U.K, iyo dhama an taageerayaasha Ururka Ummadda ee U.k. Waxaannu halkan ka tacsiyadaynanaa gee rida naxdinta leh ee ku timid marxuun Dr. Cab dishukur Sh. Cali Jawhar.


Waxaanu marxuunkaas ilaahy uga baryaynaa inuu naxriistii janno ka waraabiyo, Ehaled ii iyo aqaaribkii uu ka tegayna inuuilaahay samir iyo iimaan ka siiyo

 



ALLA MAHD LEH

Faisal Farafidiye

Xidhiidhiyah Debadda ee Ururka Ummadda