UK oo ka hadashay  qaabkii ay u dhacday Doorashadii Somaliland

 


James Duddridge, wasiirka UK u qaabilsan Afrika oo goor dhawayd qoraal soo saaray ,aya a ham balyeeyay qaabkii ay u dhaceen Doorashadii Wakiillada iyo deegaanka Somaliland.

Doorasha Somaliland ayuu ku tilmaamay mid guulaysatay oo ka markhaati kacaysa sida ay somal iland ugu heellan tahay nabadda.

“Qabashada Doorashooyinkaasi waxa ay markhaati u tahay sida Somaliland markasta ugu heell an tahay nabadda iyo Dimuqraadiyada” James Duddridge