Toban kii qaawanaa iyo talo xumaan tooda

 



Marka hore waan salamayaa dhamaan hawlwadeenada Timacade Group meel ay joogaan ba, iyo dhamaan reer Somaliland ka nadiif ta ah.

Waxaan maan ta qalin ka u qaatay, inaan wax yar ka idhaa, toban nin oo isu wada qaawiyay qof dumar, oon waxna xeerin, si reerysanna ceebo farabadan u sameeyay,iyo hadalo qaaw an.Sidaynu la wada socono, waxa ayaamahan ku badan website yada u adeega Xusbi gaara, iyo reer gaara, inay afka wada furteen, dhalillo aan raad lahayn na u ku ganayaa, Waziir Samsam Abdi Adan.

Maxaa lagu haystaa Waziir Samsam.
Waxa lagu haystaa maxaad aragtidaa u gudbinaysa, maxaad xusbigaaga uugu ololaynaysaa.
Aduun kan aynu guud joogno, meel walba way jiraan xulafasi siyaasadeed.Waxanu ognahay maraykan, siduu Madax wayne Obama iyo Xaaskiisuba uugu ololaynayeen ,H. Kilin ton, wax lala yaabo na maaha.

Xusbiga wadni Laftiisa, ayaay ka dhex jirta a xulafaysigu. Waxa loo soo wada joogay shalay ka maalin, in lagu wareejiyay, Gudoomiyihii xusbia reer gaar, waana tay shalay ky ceebaynayeen Kulmiye.

Hasha geela canteen cabaada

Waxa ayaan darro ay, qaar ka mida waziiradii hore , ee waxay samayn jireen laga wada war qabo, inay manta sida qaawan iyo indho isku qabad kaa ah, umadda caligooda u caayaan.
Wazaiir kii hore ee hawlaha guud, wuxuu ahaa, raggii kula magaca baxay xumaan ta iyo qa byaalada, iyo Boob aka aan qarsoodiga ahayn, iasagoo wa hantidii dawldda dhalan gadiyay, ilaa maantana ay u tahay hoyga caruurtiisa, waa ayaan darro inuu maan ta umadda isla soo hortaago af xajiin leh,Wuxuu shalay xalaalastay een cidina kaga daba tagin, ayuu maan ta cid ku dhalaacaynayaa aanay wax b aka jirin, cid aanu gaadhayn na ku dharersanayaa.

Runtii waxay ahayd isaga iyo qaar kaloo badan ba in Maxkamad lasoo joojhiya, si ay CIBRO U UGU NOQDAAN KUWA CUSUB.Taasi miyaanay ahayn hasha geela cuntee cabaada,.Tolow miya anu isaga laftiisu uugu jirin xisbiga reer nimo. WAA WAR LOO NOQON.Ku darsoo waxa musiibo ah, in reer dhan mid gudaha jooga iyo mid qurbaha joogaba, ay  u soo tafaxaytaan wax ka sheega Waziir SamSam, arin kooduna yahay, tolaayeey abaahay goblin.Waxaanu leenahay, rag badanoow dib u joogso.hadduu arin kiinu yahay, in reer nimo, lagu kala dhacsado kursi, waa waxay u goysa reer walba awoodiisu, haddii kale waxaynu noqon dawlad haybaddeeda leh.

DIGNIIN

Waziir Samsam Cabdi Adan, ilaahay ha sharfee, waxay koobsatay wadaniyad iyo dareen eh el nimo, meel walba oo dalkeena ah, wixii dhib ka jira , iyada cidi uugama horayso, waa hooy o damqasho badan, waa muwadinad dareen wacan lah, oon kala jeclaysan dad keda.
 

 



Abdulkhaliq Mohamed