TALO KU WAA JAHHAN SHACABKA JAMHUURIYA SOMALILAND COD MIDEYSAN ,CUDUD MIDEYSAN



Marka hore waxaan salamayaa shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan dalka iyo dibadab a waxa kale oo aan salamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan salaam ka bacdi.

Waxaan maanta qalinka u qaatey markaan arkey ama maqley in la maleegayo mudaharaado laga soo horjeedo xeerka wadoonyinka marka hore waxaan jeclahey in aan dib u yara jeleeco dadkee na ama dalkeena xaalada maanta ama tii soo martey, hadaba waxaan dadka Somaliland xasuusi nayaa in dawlad aan wali leynoo aqoosan caalamkuna laakiin leyna ee gayo sida aynu u socono ama nabadgalyada. markaas looma baahna in wax aan habooneyn ama aan mudneyn in kacdoon lageliyo hadaan dib u eegno dadkii xukunka dalkan soo marey in xakuumadii ugu wanaagsanyd abid ay tahey tan maanta talada heysaa sidaa derteed shacabku yaaney u dhegtaagin siyaasiga ka faa’ideysanaya xaalad markaas taagen oo dhanka kale wax laga tusayo shacabka. markaas waxaan jeclahey ama is dul taago xaalad kale oo dalkani ku jiro Jamhuuriyadan somalilad waxa ay ka kooban tahay lix Gobol oo kala ah Maroodijeex, Awdal,Togdheer,Saaxil,Sool,Sanaag hadaba lixdaa Gobol ma sadex mise sadex sadex waxaa ka her galey Lacagtii ,Calankii, Xuduudkii, Distoor kii Qaran iyo dhammaan calaamadihii dal lagu agoonsan karo Sadexda kale waa kala dirajo oo ma rkaad eegto Gobolka Togdheer waxaa Lacagtii Qaranka lagaadh siiyey sadex sano ayaa ka soo w areegey labada Gobobol lee kalana waxaa xabad loo soo qaatey oo layidhi lacagta madooneyno. oo wali leysku heystaa sidaa darteed waxaan leeyahey waad aragtaan taagta aynu leenahay hadaan inyar oo tusaala ah aan ka bixiyo arin ay yidhaahdaan Mucaaridku xukuumada may gaa dhsiin lacagta waxaan dadka xasuusinayaa lacagta markii la sameeyey waxaa ka soo wareegey 22 sano dadka qaatey iyagaa iska badaley ee cidi kumeey khasbin , ninka maanta daba ku sii hey staa wax lalayaabo ama (SHAM) la odhan karo sikasta ha ahaatee dalka waa la wada leeyahey waana la kala leeyahay waxaan u jeedaa ninba dhankii ha kasoo baxo hadaan leys taageerin qab yo ayaa jireysa waxaan dadkeyga ugu baaqayaa in ay gacmaha is qabsadaan oo dad kaleya dad kaliya ay noqdaan oo ay isku geeyaan muruqa ,maskaxda ,maalka, waxa la yidhi (Sacabadaa biyo laga dhargaa) hada waxaan doonayaa in laska jiro la fahmo wadaniyada waxa ay tahey oo laga gudbo oo laga tago kooxiysiga waxaan hadalkeyga ku soo koobayaa Nin aan kuu furey yaanu kuu rarin.

ILAAH TASAN HEYNA WAA FA JIYO

Guul iyo Gobonimo Somaliand Hanoolaato

Axmed Aadan Mooge