TALO KU SOCOTA XUKUUMADDA, BARLAMAANKA IYO
AXSAABTA QARANKA

 


 
Waxaa jirta in kadib markii ay Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeed ay dhac day in waddanka aynu deriska nahay ay ka bilaabantay maamul goboleedyo aad moo ddo in la koobi-garaynayo nidaamka iyo qaab-dhismeedka Jamhuuriyadda Somaliland, sida:-

1. in ay la baxaan oo mid walba xagga damba kaga darsaday -LAND sida Putland, jubb aland,

2. ka sii darane ay ay samaysteen Madaxweynayaal iyo gole wasiiro iyo weliba baarla maan.

3. waxay xattaa isku deyeen in ay doorasho qof iyo cod ah (one man one vote) ay sid a Somaliland ay samaystaa laakiin ay ku fashilmeen, sida putland iyo dawladda dhexe ee Xamar.

4. waxay haattanna wad-wadaan oo ay la daalaa dhacayaan in Dawladdooda dhexe ay yeelato golo guuri oo laga koobigareeyey Somaliland.

SOO JEEDIN

Si haddaba aynu uga duwannaano qolooyinkaa Somalia waxaan soo jeedinayaa in Gola heena fulinta ama wasiiradda xukukuumadda laga bedelo Title-kii wasiirka oo lagu bed elo Xoghaye, waana sidan :-

Xoghayaha Arrimaha Dibedda (Secretary of Foreign Affairs)
Xoghayaha Arrimaha Gudaha (Secretary of Interior)
Xoghaha Gaashaan-dhigga (Secretary of Defense)
Xoghayaha Maaliyadda (Secretary of the Treasury) IWM
 

 



Wa billaahi tawfiiq



Cali Xaruuri

Holland