Taliyihii saldhiga Booliska ee Degmada Tog-wajaale ,oo loo bedaley  magaalada Oodweyne ee Gobolka Daad-madheedh
 


Tog-wajaale (TNN):- Janaanka ciidanka Booliska ee Jaamhuuriyada Somaaliland, Sar eeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan , ayaa wareegto uu soo saaray xalay ku badaley Taliyihii Saldhiga Booliska ee magaalada Tog-wajaale , Muxumed Ibraahim Suldaan , u na badaley magaalada Oodweyne ee caasimada Gobolka Daad-madheedh.

Cuqaasha ,wax garadka ,baayac mushtarka  iyo qaybaha kala duwan ee bulshada d egmada Tog-wa jaale,ayaa aad u soo dhaweeyey tallaabada uu qaaday Taliyaha Bo oliska Somaliland,waxaanay ballan qaadeen inay soo dhaweynayaan,lana shaqayn d oonan Taliyaha cusub ee loo soo magacaabo Saldhiga Booliska ee Degmada.

 



Timacade News Desk
Tog-wajaale,Somaliand