Taiwan oo Somaliland
ka taageeraysa Caafimaadka casriga ah

Hargeysa (TNN) :-
Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe
lagu midaynaa yo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipel.
Danjiraha Somaliland u jooga dalka Taiwan, Maxamed Haggi oo shalay
kulan la qaatay Duqa (Mayor) Magaa lo Madaxda Taipei, Dr Ko Wen-je
waxa uu maanta Taipei City Hall ayey Labada dhinac ka wada hadleen
sidii Da wladaha Hoose ee Hargeysa iyo Taipei ay u wada shaqayn
lahaayeen mustaqbalka dhow.kaasi oo kor usii qa adaya xidhiidh
Saaxiibtnimo ee ka dhexeeya labada Dawladdood.
Dhinaca kale Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Taywaan, Amb
Maxamed Hagi, Madaxa Cisbitaaa lka Taipei Medical University Hospital
Dr. Jeng Fong Chiou (Superintendent), Dr. Po-Li Wei (Vice
superinten dent) iyo Prof. Chia-Kwung Fan ayaa ka wadahadlay sidii
Somaliland iyo Taiwan ay uga wada shaqayn laha ayeen dh ismaha
nidaamka cusub oo caafimaad oo casri ah oo ay yeelan doonto
Somaliland mustaqbalka dhow.
Kulanka waxa safiirka dhankiisa ku wehelinayey qaarka mid ah Madaxda
Safaaradda Somaliland. Mashruuc an waxa ka wada shaqayn doona labada
dawladdood iyo labada Cisbitaal ee Hargeysa Group Hospital iyo
Taipei Medical Hospital.
|