Tahniyad dhamaan dadka aan hoos ku xusay ciid mubaarak

 

Abwaan:Siciid Cabdi Dheen


BISMILAAHI RAXMAAANI RAXIIIIM ASALAMU CALAYKUM

CIID MUBAARAK


Waxaan maalinta ciida ee aduunayada looga dabaal dagaayo tahniyad u dirayaa dhamaan um ada muslimka ee dacalada aduunka maanta ka ciidaaya.

waxaan kaloo tahniyada ciida u dirayaa Masuulka Sare ee Mareegta Timacade News ama long LiveSomaliland, mudane ,Eng. Maxamed Cali Muse, oo si hawlkar nimo inoogu adeegay , Ciid Mu baarak Maxamed.

Waxan kaloo tahniyada ciida u dirayaa dhamaan caruurtayda aad iigu dheer dhamaantiin aa bo cisi iyo sharaf ku noolaada ,nimacada ilaahay iyo barwaaqadiisa ku waara, khayrbaan idiin rajaynayaa...Waxan kaloo tahniyada ciida u dirayaa xubnaha ururka samafalka ee HALDOOR-ORG oo ah mid s/land ka shaqeeya una adeega danyarta soomaliland[ sidaa dadka u gar gaar teen ilaahay ha idiin gargaaro].

Waxaan kaloo tahniyada ciida u dirayaa dhamaan akhristayaasha iyo qoraaga shabakada Timacade News, dhamantiin ciid wanaagsan ,samo ku gaadha ciidan ciideeda kale bash bash iyo barwaaqo ku noolaada
 

 


Siciid Cabdi Dheen

dheen2011@hotmail.co.uk
London,UK