Tafatiraha Guud ee shabakada Wararka ee TNN, Eng. Mohamed Ali Muse,oo shacabka ku hambalyeyey xuska 18 May

 

Washington-DC (TNN) :- Tafatiraha Guud ee shabakada Wararka ee Timacade News Network (TNN), Eng. Mohamed Ali Muse,isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka dhamaan hawl wadeenada shabakada,ee ku kala sugan dunide daafaheeda,oo hambalyo u diray shacabka Somaliland, xuska sannad guuradii 30-aad ,ee ka soo wareegtay maalinta Qaranim ada Somaliland ee 18 May.

Tafatiraha Guud ee TNN, Eng. Mohamed Ali Muse,wuxuu Rabbi ka baryey inuu Nabada iyo Qaranimad aba,inoo adkeeyo, sannadkan sannadkiisana, bash bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo.

 

 


Timacade News Desk
Washington-DC, USA