Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii iyo dhammaan ummadda reer Somaliland oo aan uga tacsiyadaynayo geeridii ku timid Suldaan Cabdiraxman Sheikh Muxumed oo dhawaan ku geeriyooday laguna aasay magaalada Hargeisa.


Suldaan Cabdiraxman wuxuu ka mid mid ahaa Salaadiinta waawayn ee Somaliland wuxuuna ahaa oday muuqaal, maamuus iyo magacba ku leh ummadda dhexdeeda.

Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu marxuumka naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii, qaraabadii iyo shacabka reer Somaliland uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin


 

        

 


Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

Xoghayah Arrimaha Dibadda
ee Xisbiga K
ulmiye