Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Reer Cumer Aden Dibi
Inaalilaahu Wa Inaalilaahu Raajucuun

 


 

grida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Hooyo Xaliimo
Saleebaan Mahamoud. Oo Ku Geeriyooday
Magalda burco 03/06/2011 Dhamaanba
Qoyskii Iyo Qaradii Iyo Reer Aden Dibi Oo Dhan Reer Cumar Aden Dibi
Waxaanu Leenahay Ilaahay Samir Iyo Iimaan
Haydinka Siiyo Marxuumadana Ilaahay Jana
Fardowsa Haka Waraabiyo Aamiin Aamiin.


Anagoo Ah Dhamaanaba Reer Sheikh Farax Gabaar Iyo Ehelka kale Ee Hoos Ku Qoran waxaan tacsi Balaadhan U Diraynaa Reer Cumer Aden Dibi Dhamaanba Reer Aden Dibi,





Daahir Warsame Yusuf Iyo Reerkiisa

maryama Xiis Sh Farax Gabaar

Axmed Malik Sh Farax gabaar

Abw:Sidiiq Sh Farax gabaar Iyo Xaaskiisa'

Kaltuun Jamac Yusuf

Hooyo fadumo cali Abokor

Hooyo Khadiija Yusuf cawale

Hooyo Cibado xasan Guuleed

C/Wahaab Sh Farax Gabaar Iyo caruurtiisa


Cumaer Sh Farax gabaar Iyo Xaskiisa

Ibraahim jalaafe Iyo Reerkiisa

Farxaan Sh Farax GAbaar

Faysal Maxamed Farax Laqan Iyo

Foosiya Sh farax Gabaar


Dhamaan Reer Sh farax gabaar Iyo caruurtooda

Ubax Jamac Yusuf Iyo caruurteeda

cabdi Aden cadib C/macaane Iyo xaaskiisa

Saleebaan kabawayne Iyo Xaaskiisa

IDaar C/laahi FuqYare Iyo Reerkiisa

Xaji C/Laahi Fuqyare Iyo Reerkiisa

Qareen,Siciid Xaji Cali Siciid Iyo Reerkiisa


Sahra Maxamud Cumer Yare

Koos Maxamud Cumar Yare

Ibraahim Maxamed xassan

Hinda Sh Farax gabaar

Aamina Sh farax Gabaar Iyo Caruurteeda

Cali Aden cali sanqoole Iyo ReerKiisa

Ysuf Ibraahim Duacale(Y.Gorse)Iyo Reerkiisa

Nasir Maxamed C/Xaalays Iyo Reerkiisa

Axmed Aw cali Xirsi A Seedaliyo Iyo Reer Kiisa


Maxamud caydiid Nuur.

Aniis cabdi Xusen Iyo xaskiisa

Siciid Aw Jamac

C/laahi Aw jamac Iyo Xaskiisa
'
Saleebaan Nugal xaji xasan Iyo Reerkiisa


Dhamaanba Qoyskii Iyo Qaraabadii Ehelkii Iyo Reer Cumar Aden Ama Reer Aden Dibi waxaan Leenahay Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haydinka Siiyo Marxuumadan Ilaahay Jandii Fardawsa Haka Waraabiyo aamiin Aamiin,







By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar

Oslo Norway