Tacsi Tiiraanyo leh


 



Dhammaan dadka magacyadood hoos ku qoran-yihiin, waxay tacsi tiiraanyo leh u dira yaan ,Reer Mustafe Aw Tiriigle geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Innankoodii Alla ha u naxariistee Maxamed Mustafe Aw Tiriigle oo ku geeriyooday cariga ingiriiska. Waxaanu Ilahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo amiiiiiiiiiin:-



1- Maxamed Yuusuf Buux
2- Cali Xaruuri
3- Abwaan Zuweys
4- Maxamed Weerar
5- Kayse Xaaji
6- Amiin Cali Hasan
7- Xaaji Maxamed Xoogsade
8- Maxamed Jabouti
9- Abdi Xasan
10-cabdi Nageeye
11-Amed macalin Xasan
12 Cumar china
13-Xaliimo Abdi Obsiiye
14-Samsam Cali Amaan
15-Anab Daauud
16-Rooda Maxamed
17-Osmaan Xaaji Cali
18- Ibrahim orod-mooge
19-Cumar Suldaan
20 Dr. Awale.
21- Khadra Baaruud.