Tacsi Naxdin leh

 

 



INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN


Anakoo ah Dhamaan Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka XAQSOOR ee ku nool Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia waxaanu TACSI Naxdin iyo murugo ku dheehantahay u diraynaa Xaaskii,Ubadkii, Eheliyadii, Qaraabadii, Asxaabtiisii iyo Dhamaan Reer Sooma aliland geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum /Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar waxaana aanu leenahay Eebbe Marxuumka Janadii Fardawsa ha ka waraabiyo hawna nuuro Qabriga,cidda xagga sare ku xusan Samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.
Aamiin...............Amiin................Amiin
 

 


Amed Cali-Mahdi

KSA