Tacsi kusocota reer Xassan Yasin Maxamed

 

 



Anagoo kala ah
Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jaamac Abi iyo caruurteydu waxanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa dhamaan reer Yasin Maxamed meel ay joogan ba, waxanu si gaar ah tacsidaasi ugu diraynaa adeerkeygo Xassan Yasin Maxamed oo anu uga  tacsiyadeyn ayno geerida ku timid MAXAMED XASSAN YASIN - CAMO, waxanu marxuunka naxariistii jano uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo Aamin Aamin Aamin
 

 

 


Omar Darood Hassan
Norway