TACSI KUSOCOTA REER XAAJI CALI AXMED

 



INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN.'

Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo xaaskeyga iyo caruurteydu waxanu halkan tac si tiiraneyo leh uga direyna dhamaan reer Xaaji Cali Axmed geerida naxdinta badan ee ku timid walaalkood marxuum Rashid Xaaji Cali Ahmed, waxanu si gaar ah u tacsi yadeynayaan Deeqa X Cali Axmed, Keyse X Cali Axmed, Abdalle X Cali Ahmed iyo Fa rxaan X Cali Axmed.. waxanu leenahay ilaahey naxariisti jano ha ka waraabiyo idink ana samir iyo iiman ha idinka siiyo aamin aamin aamin
 

 

 


Cumar Daarood Xassan
'
Norway