Tacsi kusocota eheladii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka afsomaliga ku hadala geerida naxadinta badneyd e ku timid abwaan Mohamed Xashi Dhamac - Gaariye.

 

 



Anigoo ku hadalaya magaceyga oo ah Cumar Daarood Xassan iyo kan xisbiga UCID ee Nordic, waxanu tacsi tiiraaneyo badan leh u direyna dhamaan umadda somaliyeed ee afsomaliga ku hadalasha gaarahan shacabka iyo xukuumad somaliland iyo eheladii, qaraabadii, xaasaskii iyo caruurtii u ka baxay abwaan Mohamed Xashi Dhamac - Gaariye. Waxanu ilaahey uga baryayna inu naxariistii jano ka waraabiyo aamiin

Runtii wuxu abwaanku xanuun jiif ku aha dalkan Norway mudo sanad iyo bil ku dhaw, wuxu xan uunku ku soo booday isago shaqadiisi macalinimo gudaneya bishii sept 011 ila maanta o u ku ge eriyooday magaalada Gjøvik, mudadaasi u xanuun jiifka ah waxa jirtey gudi odayaal ah o u hor mood u aha aqoon yahan Axmed H Noor o si fiican ula socday xaaladiisa caafimaad, gudidaasi o ka koobneyd odayaasha magaaloyinka dalka Norway waxay gudteen waajibaad qaran o ay ila hadda heegan ugu yiin sidii marxuunka meydkiisa dalkii hooyo loogu geyn laha, gudidaasi oday aasha ah na halkan mahadnaq iyo bogaadin baan u so diraya inkastoo ay tahay waajibaad xaq loogu laha o si gaar ah u saarna maadaama ay ay aheyn marxuunka saaxiibo dhaw..

 

 



Cumar Daarood Xassan

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Nordic