Tacsi ku socota Reer Maxamuud Qayir

 

 

Dhamaan JaliyadaSomaliland ee ku nool magaalada Sheffield waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Laa'anta Sheffield Mudane Cabdiraxmaan C awil Maxamuud Qayir oo Aabihii Saaka 02/6/16 ku geeriyooday magaalada Burco Ma a ntan lagu aasi doono isla magaalada Burco waxaanu tacsidan gaadhsiinaynaa qoyskii qaraabadii ehelkii asxaabtii Iyo dhamaan Reer Maxamuud Qayir in Ilaahay Samir Iyo iim aan inaga siiyo Marxuunkan janatul Aclaa ka waraabiyo

 

Amiin Amiin .

Mataan M Omar . Sheffield