Tacsi ku socota qoyskii
Marxuumad Hinda Yuusuf Muxumed Caduur oo ku geeriyootay Magaalada
Hargeisa xalay 17/05/2009
Mustafe C/kariin Cali
Siciid Cali Daahir
C/raxman Cige wacays
Axmed sh.nuur Ducaale
Deeqa Cabdi Yuusuf
Maxamed Muuse Inji
C/risaaq Ilka case
Saado C/laahi Xasan
Khadar Cabdi Muuse
Wariye Ciise C/samad
C.rixiin Axmed Carab
Iyo dhamaan dadka kala ah
C/risaaq Sh.aadan Cali
C/kariin Cali Buux
Nimco Cali Ibraahin
Caasha Axmed Sugaal
Yurub Axmed Sugaal
Siciid Sh.Ismaaciil Aadan
Kamaal Sh.ismaaciil Aadan
Cali Sh.Axmed Sh.Cali
Siciid Khadar C/laahi
C/raxman Ibraahi Xirsi
C/qani Mataan
C/raxmaan Maxamed Mawliid
Dhamaan dadkaasi waxay tacsi udirayaa Xasan Cabdi Madar oo ka
tacsidaynayaan Geeridii Ku timi Xaaskiisa Alle Ha unaxariistee
Marxuumad Hinda Yuusuf Muxumed Caduur. Oo Xalay ku geeriyootay
Magaalada Hargeisa, Marxuumada waxay ilaahay uga baryayaan inuu
Janadii Fardawsa ka waraabiyo Eheladii, qoyskii iyo qaraabadii ay ka
baxdayna Samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Mustafe Future
mccfuture@hotmail.com
|