Tacsi ku socota Marxuun Cali Xaaji Yusuf Muxumed





Inaa li laahu WA inaa ilayhi raajicuun .


Dhaman reer Mecaad Cali, reer Caabi Cabdi Iyo Dhamaan Jaliyada Somaliland ee ma gaaladan sheffield .

Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Faadumo Xusen Caabi Iyo caruurteeda Gee ridii ku timid Saygeedii Cali Xaaji Yuusuf Muhumed oo caawa Fiidkii 3/7/17 ku geeri yooday magaalada Hargaysa . Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardo wsa ka waraabiyo . Qoyskii, Ehelkii Iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayn Samir Iyo iim aan ka siiyo Amiin Amiin.

 



Mataan M Omar
Sheffield UK.