Tacsi ku socota ilma Yusuf Xariir

 



Inaa li laahu WA inaa ilayhi raajicuun .

Dhamaan Jaliyada Somaliland ee ku nool magaalada Shefffield ee cariga Ingriiska ,wa xay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Xaamud Yusuf Xariir Iyo Dhamaan Ilma Yusuf Xariir . Geeridii ku timid walaal kood Marxuun Maxamuud Yusuf Xariir oo xalay 29/12/16 ku geeriyooday Dalka Norway . Sidoo kale waxaanu tacsidan u dirayanaa qoyskii , qaraa badii ,Iyo ehelkii uu ka geeriyooday . Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuun ka janatul Aclaa geeyo una dembi dhaafi Amiim Amiin.
 

 


Mataan M Omar
Sheffield UK.