Tacsi ku socota Dr. Mahdi Jamac Roble,oo walaashii ,Sahra Jamac Rooble, ku geeriyootay magaalada Jabuuti

 

 

ٱلَّذِينَ إِذَآ أَصَـٰبَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوٓا۟ إِنَّا لِلَّـهِ وَإِنَّآ إِلَيْهِ رَٰجِعُونَ

Dhammaan maamulka iyo xubnaha Hay'adda samo falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF),ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan D r. Mahdi Jaamac Roble,oo walaashii ,Sahra Jaamac Rooble,ku geeriyootay magaala da Jabuuti.


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumada,Sahra Jaamac Roobl e, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo , iilka u nuuro , u waasiciyo, neecaw udgooniyo,ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan in naga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.
 

 

 

 



Hay'ada samo-falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF)