tacsi ku socota Cabdirisaaq Ibraahim Kooshin oo hooyadii ku geeriyootay Hargeysa dhawaan

 


 



Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun:



Haddii aanu nahay jaaliyada reer somaliland ee magaalda bristol waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Cabdirisaaq Ibraahin Kooshin (alpho) oo hooyadii ku geeriyoot ay dhawaan magaalada hargeysa, ilaahay samir iyo imaan ha inaga siiyo,marxuumadan ilaahy jannad fardoosa ha geeyo.


 


Aamiin Aamiin
 


Jaaliayad Bristol