Tacsi ka timid Old boyskii HARGEYSA IYO BURCO

 


Waxanu halkan tacsi tiiraanayo badan uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii iyo caruurtii u ka  ba xay alle naxariistii jano ha ka waraabiye Maxamed Cumar Keyse, waxanu si gaara ha tacsidan ugu diraynaa xaaskiisi oo aha marwo KHADRA CISMAN CALI - Khadra Libaaxo, marxuunku wuxu kamid ahaa ciyaartooyigii gobolka Hargeysa 70s, xaaskiisuna Khadra Cisman waxay ka mid aheyd hablihii cayaartooyga ahaa 70s, waxa kaloonu tacsi taasi la mid ah gaadhsiinaynaa xaaskiisi hore o aheyd Nimo Ceydii Yasin.

waxanu haddaba ilaahey uga baryaynaa marxuumka Maxamed Cumar Keyse inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin

Waxa dirayaa tacsidan odayaashan hoosta magaceydoodu ku xusan yihiin oo dhamaantood ah cayaartoyadii 70s

-Oday Xussein Samatar
-Axmed Maxamed Xassan - Sawaaxili
-Ismail Idris- Ma dhinte
-Axmed Ismail - Lazy
-Said Kaariye
-Maxamed Dhiliye
-Axmed Ismail Abdi
-Aden Gaheyr
-Aden Barbaraawi
-Ibrahim Xussein - Budhaaga
-Fuad Aw Dawiil
-Axmed Cartan
-Sayid Xabashi
-Sumuni
-Sheekeye
-Haji Ibrahim xaji curi
-Rashid Said
-Abdiraxman Busri
-Abdillahi Suleeban Bide
-Abdi Nabadiid
-Mj Ali Gurey
-Mj Axmed Weyne
-Abdi Jaamac Guuleed
-Xaamud Dheer
-Jamac Askari
-Saleeban Qulunbe
-Burhan Yussuf Xaji Aden
-Maxamed Musa Ducale - Cubeed
-Ibrahim Cilmi Cige
-Omar Daarood Xassan
-Omar Noor - shoodhe baaruud
-Abdiraxman Jidaawi
-Xassan Malcalin
-Abdiqani Indho
-Abdi Abdillahi
-Abdalle Xaji Ali Axmed
-Aniis Abdillahi Essa
-Xassan Jaama - Tagfi
-Ismail Sulub Maxamed
-Maxamed Ismail Injiineer - Cadami
-Aden Suldan Aden Gacan
-Maxamed Ismail - Xaji Xaliib
-Abdillahi Cumar - Shaqaale
-Abiib
-Ibrahim Maxamoud Farax Darbad
-Raan
-Abi Abdi Shube
-Bashiir Dhaqoole
-Ali Xaji Ducaale
-Said Maxamed Ducaale - Kulmiye
-Ismail Abdi Xirsi Cawad
-Khadar Maxamed Noor Amaan
-Cawil Gacan
-Helo
-Cisman Abdi Barkhad
-Xussein Hinifo
-Jama X Ibrahim
-Osman Aden Abi
-Abdi Nijaar
-Said Xiirey
-Abdillahi Ali Yaaxen
-Cisman Abdillahi Gardaf
-Ali Jaama
-Ali Abdi Wadaad
-Saleeban Abokor
-Abdillahi Tanlyanle
-Maxamed Faarax Daarood
-Aden Daahir Barkhad
-Shaadhey
-Khadra Daahir Cige
-Xabiiba Cige
-Kinsi Ceydii Yaasin
-Seynab Omar
-Xalimo Jaamac Musa
-Sahra Xassan
-Fowsiy
-Axmed Ismail
-Munir Maxamed Osman Food
-Maxamed Xabashi
-Najiib Xabashi
-Sali yare
-Maxamed Ducale Budh nacab
-Abdi Dube
Iyo qaarkaloo badan

 



Omar Darood Hassan

Norway