Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo kuna saabsan geerida Cali Cabdiqaadir Faarax

 



Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo as xaa bta uu marxuum Muj.Cali Cabdiqaadir Faarax ka baxay gaar ahaan bulshoweynta reer Sana ag ee uu ka so jeeday.

Waxuu marxuumku ku geeriyooday London 14/02/2013

Waxuu ahaa Cali Cabdiqaadir nin qayb weyn ka qaatay xorreyntii dalka xiligii gumeysiga iyo halgankii SNM iyo nabadeynta iyo dhismaha qaranka Soomaliland.

Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.
 



Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

eci.advisor@gmail.com

http://samotalis.blogspot.com/