TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA

TACSI: MARXUUM
XAAJI CARAB CIISE XAYD
Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha iyo Ganacsi ga, ka reer Cabdi Carwo, iyo kan xaaskeyga
Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa re er Ciise Xayd oo uu
hormood u yahay Xuseen Carab Ciise iyo dhammaan tafiirta, ehelka,
xigt ada, xigaalka iyo asxaabta Marxuumka meel kasta ooy joogaanba
iyo guud ahaan bulshowey nta Soomaliland gaar ahaana gobalka
MAROODIJEEX.
Xaaji Carab Ciise waxuu ku geeriyooday
dalka Maraykanka, XAAJIGA oo ahaa ganacsade we yne, waxuu ahaa nin
af gaaban, cibaado badan oo miskiinka u gargaara, nabaddoon dadku a
fkiisa iyo adinkiisaba ka magan galeen. Alle ha u naxariisto xaajiga.
Waxaan marxuumka Alle uga baryayaa danbi dhaaf,
naxariis iyo inuu ka yeelo kuwa dhaxla
janatul Fardaws, ehel iyo asxaabna
waafajiyo samir iyo duco. Aamiin.
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee
Dhaqaalaha
samotalis@gmail.com
|