TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNE EE DHAQAALAHA
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 



la-taliyaha Madaxweynaha JDS ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mustashar Ax med Carwo waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabad ii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Abokor Maxamed Xasan oo ku geeriyooday 05/07/2016 dalka Hindia, isagoo in muddo ah ba halkaa u jiifay xanuunkaa uu u geeriyooday.

Waxa marxuumku ku astaysnaa Oday qaran, kana soo shaqeeyey dib u dhiskii dalka iyo nabad kuwada nolanshaha shacbiga Somaliland ku dhaqan, isagoo door muhiima ku lahaa taban taabadii iyo taabbo galkii Xisbi weynaha Kulmiye.

La-taliyahu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna uu waaf ajiyosamir iyo duco.




IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Mustashar Axmed Carwo
samotalis@gmail.com