TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA DHAQAALAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA

 



TACSI GEERIDA . Cabdilaahi Siciid Dheera
Guddoomiye xigeenka seddexaad ee WADANI


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaa bta uu marxuum Cabdilaahi Siciid Dheera oo ahaa Guddoomiye xigeenka seddexaad ee Ururka WA DANI ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa shacbi weynaha Somaliland iyo gaar ahaan Ururka WADANI

Sidoo kale waxaan u rajeynayaa inta dhaawacan in Alle siiyo caafimaad buuxa oo degdeg ah.

Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.

 

 


Ahmed Hassan Arwo

La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga

Hargeysa,
Eci.advisor@gmail.com