TACSI KA TIMID LA-TALIAYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA - MARXUUM FAYSAL CUMAR MUSHTEEG

 


Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal, iyo shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid fanaanka weyn Marxuum Faysal Cumar Mushteeg, oo ku geeriyooday Hargeysa shalay 20/9/2012


Allow naxariistaada ugu dambi dhaaf Faysal, Allow dambigiisa xasaanad ugu bedel, Allow naxar iistaada ayaa janada lagu galaa ee albabada Fardows u fur, Allow ehel, asxaab iyo qaraababa ka yeel kuwa samra, marxuumkana u duceeya. Aamiin.
 

 


Axmed Xasan Carwo

La-taliayaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga

eci.advisor@gmail.com