Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo TACSI GEERIDA Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)



Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asx aabta uu marxuum Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh) ka baxay gaar ahaan reer Ismaaciil Jirdehim iyo tafiirtooda.. Yaasiin waxuu ahaa siyaasi, aqoonyahan iyo oday dhaqan, isagoo wasaarada ha Gudaha, iyo Warfaafinta Soomaliya ka qabtay xilal aad u waaweyn ilaa Wasiir. Waxa lagu ya qiinay nin akhris badan oon ka daalin akhriska, mufakir madax banaan, wadaniyadda ayna  uga hooseyn..

Waxuu ahaa Yaasiin nin af gaaban, dad-aqoon ah oo asxaab badan bulshaawi laab xalan.

Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

eci.advisor@gmail.com
Hargeysa 063 4096421


http://samotalis.blogspot.com/