Tacsi Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajucuun

 


Anaga oo ah Jaaliyadda reer Somaliland ee West London UK waxaannu tacsi u diraynaa Mudane Axmed Mohamed Mohamoud Silanyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE anagoo ka tacsiyadaynayna geerida ku timi Walaashi Khatra Bureeqa oo 14//03/2010

Anaga oo ah Jaaliyadda reer Somaliland ee West London UK waxaannu tacsi u diraynaa Mudane Axmed Mohamed Mohamoud Silanyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE anagoo ka tacsiyadaynayna geerida ku timi Walaashi Khatra Bureeqa oo 14//03/2010 ku  geeriyo otay Magaalada Sheffield ee cariga Ingiriiska.


Dhamaantayo waxaanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga siiyo Marxuumadda iyadana janaddii Fardowsa ha ka waraabiyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.


-Suleiman Omer kujoog
-Axmed Adan “Qotalli”
-Sheikh Abdiraxman Jama
-Sheikh Sacid Axmed Cumar
-Maxamed Yonis Awale
-Cali Adan Cawale
-Mohamed Abdillahi Absiye
-Maxamed Xaad
-Jamac Cabdi Habane
-Cabdillahi Cabdi Habane
-Maxamed Ismail Jibaaxe
-Cali Cabdilahi Cumar ” Cali Fayr”
-Maxamedqani Dahir Diriye
-Abokor Shiekh Axmed


-Maxamed Cabdirahman Maxamed
-Cabdi Good
-Yusuf Janyar
-Eng. Abdi Jama
-Ismail Abdi Jiir
-Suleman Dirir Cabdi
-Axmed Abokor Xirsi
-Dr Axmed Xirsi
-Yusuf Xirsi Adar “Xarir”‘
-Axmed Suude Guled
-Mohyadiin God
-Xassan Cabdillahi Kooshin
-Adam Ibrahim Ismail “Adam Dheere”


-Cali Xassan
-Axmed Toodhe
-Xassan Maxamed Guled “Xassan Nadalo”
-Ismacil Siyad
-Jibriil Cali Musa
-Maxamoud Cabdi Ducale
-Maxamed Xassan ” Douglas ”
-Sacid Xassan Cawl
-Cabdillahi Axmed
-Maxamed Jamac Badawe
-Garad Yusuf Mohamed
-Omar Yussuf Mohamed
-Mohamed Jabuutawe
-Ali Dualeh Seed
I-brahim Abdillahi Caalin “Qarxiye”
-Ali Xamud