TACSI
FROM BIRMINGHAM
Anagoo ah odayaasha
iyo dhalinyarad Birmingham, Waxanu tacsi u diraynaa eheladii iyo
qaraabadii uu geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuum
Suldaan Cabdi-raxmaan Sh.Muxumad oo ku
geeriyooday magaalada Hargeysa, waxanu marxuumka ILAAHAY uga
baryaynaa inuu ka waraabiyo janatul fardowsa dhamaanteena samir iyo
Iiman inaga siiyo Aami Aamin Aamin. -Kayse Iman
|