Tacsi Abwaan XASAN CILMI DIIRIYE

 


Annagoo ah dhamaan dadka hoos ku qoran, waxaan tacsi u  diray naa qoysaskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday Abwaan Xasan Cilmi Diiriye oo sabtidii 11 kii bishan July ku geeriyoodey  mag aalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti, waxaanan ilaahay uga baryeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo naxariistii Janno ehelladii qarabadii, qarankii uu ka baxayna sabir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin.. Aamiin.



Cabdikarim Sh. Cabdirahman Awgamboole iyo Xaaskiisa

Cabdilaahi X. Saciid Sh Maxamuud

Xaaji Maxamed nuux

Cabdikarim Dahira Bille

Cabdinour Cismaan Qaadi

Qaasim X. Saciid Sh Maxamuud

Muxiyadiin Mumin Caateye

Cabdiqaadir Daad

Ducaale Sulebaan Ducaale iyo Xaaskisa

Rabiile X. Abiib cilmi iyo Xaaskisa

Maxamed X. Abiib Cilmi

Bashiir Muxumed Aadan


Dadkaasi oo kala Jooga dalka iyo dibadiisaba

 

 

By:Abdikarim Osman