Tacsi : Geerida Faisal Omar Mushteeg

 



Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga,iyo guud aha an magaca jaaliyadda Reer Norway, waxaan anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii iyo dhammaan shacabka Somaliland ee ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum FAISAL OMAR MUSHTEEG oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.


Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen sa mir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN.Guud ahaan reer omar mushteeg waxaan leenahay samir iyo iim aan ilaahay ha idinka siiyo.Geerido waa xaq oo noole waa dhinte. "Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "We are to God, and we are to Him returning." انّا للہ و انّا الیہ راجعون. AAMIIN



Waxaa Tacsida diraya:

1. Eng Ahmed Abdullahi Obsiye Fatumo Abdi Warmahaye
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah Elmi

35 Ahmed Mohamoud Samatar
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. MoAhmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed Abdullahi
19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
20 Ahmed Jibril
22. yousuf Mouse
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee (Gacan)
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)


Aamiin Aamiin Aamiin

By:Eng Ahmed Abdullahi Obsiye