MARXUUM CALI JIRDE

 

Anigoo ku hadalay magacayga,Cabdiraxaman Ibraahim Buuh,
ka xaaskayag, Amran Axmed Xuseen Kooshin iyo dhammaan
caruurtayda, waxaan halkan KA tacisideynayaa, dhammaan
qoyskii,eheladii,qaraabadii iyo dhammaan umadda reer Somalilandba,
geerida naxdinta leh ee ku timid , alla ha u naxariistee, marxuum, Engineer Cali Jirde.

Cali Jirde waxaa lagu xasuusan doonaa,wadani nimadiisii,samo falkii uu bulshada u qaban Jiray,deeqsinimadiisii, waxtarkisii, daacad nimadiisii,aqoontiisii,  iyo hawlkar nimadiisii.


Engineer Cali Jirder wuxuu ahaa walaal qiimo weyn ugu fadhiya umadda Soomailand.Ilaahay waxaan uga baryaynaa In Ilaahay naxariistii Janno fardawsa ka waraabiyo,Inagana Ilaahay samir iyo Iimaan Innaga siiyo

 




     Aamiin                                 Aamiin                               Aamiin