waxaa kaloo noolaha u muhiim ah
in wax kasta oo uu qabto ay xusuusi ka hadho markaa waxaa nu
shahaadadan maanta uga jeednaa inay noqoto mid ay sahra ka mid ah
xusuusteeda waxaa kaloo aanu Sahra halkan maanta kaga gudoomaynaa
deeq muraayadaha indhaha ah oo aanay cidi wali horteed ciidanka
siinin kuwaasoo wax wayn ka tari doona baahida ciidanka ” waxaa iya
na halkaa ka hadashay fanaanada Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan)
waxaanay ugu hora yn uga mahad celisay taliyaha shahaadada uu
gudoonsiiyay iyadoo intaa ku dartay inay muraa yadahan kasoo qaaday
jaaliyada reer somalilad ee degen dalka iswiisarland waxaana hadalad
eedii ka mid ahaa ” ugu horayn waxaan u mahad naqayaa taliyaha
ciidanka qaranka waxaanan aad uga mahad celinayaa sida qiimaha leh
ee ay ii xasuusteen waanad ku mahadsantihiin shaha adada aad iigu
talo gasheen waanan idinka gudoomay farxadbaanay ii tahay inaan
ciidanka qar anka wakhtigayga laqaato oo waliba aan maanta taliyaha
shahaado ka gudoomo takale waxaan ogahay hadaynaan ciidanka wax u
qaban oo aynaan is barbar taagin inaanay qarannimadu jira yn
waxaanan leeyahay dadka reer somaliland mid dibad jooga iyo mid
dalka joogaba siyaasi iyo ganacsato iyo aqoonyahanba waa waajib ina
saaran inaynu ciidankeena wax tarno waayo iyag aa heegan ugu jira
ilaalinta nabad gelyada qarankan markaa waxaan dadka reer soom
aaliland ugu baaqayaa inay ogaadaan baahida ciidankooda oo ay is
garabtaagaan ilayn waa ragaa mar w alba heeganka ugu jira ilaalinta
iyo difaacida ciideena e waliba waxaynu ognahay inaan baahi dooda
dawladu wada dabooli karin ugu dambayn waxaan salaamayaa dhamaan
ciidanka qaran ka somaliland iyo xaasaskooda iyo caruurtooda” Source: Togaherer
|