TAAGEERO BUUXDA MAAYERKA DEGMADA CEERIGAABO  ISMAACIIL XAAJI NUUR

 

 


Haddii aanu nahay dhamaan Muuse Caraha ku kala nool wadanka Ingiriiska iyo wadanka Mar eykanka waxaanu taageero buuxda la garab taaganahay Maayerka Degmada Ceerigaabo Is maaciil Xaaji Nuur oo dib loogu doortay Maayerka degmada iyo maayer ku-xigeenka cusub, w axaanu ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay u fududeeyo xilkaas dib loogu doortahy.

 

Waxaanu kaloo halkan digniin uga jeedinaynaa madax isku sheega fidmada iyo kala qaybinta kula dhex jira shacabka Walaallaha ah ee kuwada nool degmada Ceerigaabo, waxaanu kaloo baaq u dir aynaa Xildhibaanada ka soo baxay Ururka Umadda iyo Ururka Waddani inay taag eeradooda is la garab taagaan Maayerka loo doortay sida xalaasha ah ee Ismaaciil Xaaji Nu ur, iyo dhama an shacabka reer Sanaagba

Wabilaahi Tawfiiq


 

 


QURBA JOOGTA MUUSE CARE UK/USA


Caseyr c/qadir Farah iyo Faysal Faro Fidiye