Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Sulda an Cabdiraxman,oo baaq u diray Xukuumada ,Baayac Musht arka,Shacabka Somaliland , Qurba jooga,in laga wada qayb qaato dhismaha Cusbitaalka Tog-waajle

Waxaa la innooga baahan yahay dhammaanteenbba,  in danta guud  ee la wada  leeyahay , la isku kaashado , laga wada shaqeeyo , laga wada qayb qaato ................

Hargeysa (TNN):-Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman ayaa Baaq u diray xukuumada, shacabka Somaliland,Baayac Mushtarka & Qurba joogga, had aladiisiina waxaa ka mid ahaa," Waxaan ugu  baaqayaa Xukuumadda,Shacabka  Somaliland, Baayac Mushtarka & Qurba joog gaba,inay ka qayb qaataan ,gacanna ku siiyaan  Hay'ada Samo-Falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),oo dhawaan bilaabaysaa Cusbitaal weyn oo laga hir galinayo magaalada Tog-wajaale.

Sida aynu dhammaanteen wada ogsoon nahay,Magaalada Tog-wajaale,waxay noqotay xarunta ugu weyn ee Baayac Mushtarka Somaliland,aadna way u ballaadhatay,waxaana nolol maal meed kooda ka hela,una soo shaqo taga boqolaal kun oo reer Somaliland ah, balse waxaan jirin adeeg caafimaad oo dabooli umadda intaa leeg.

Si haddaba baahidaa looga baxo, ayaa Ilaahay ha ka abaal mariyee, Hay'ada samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),waxay dhawaan bilaabi doontaa in  Cusbitaal weyn laga  dhiso magaal ada Tog-wajaale,balse waxaa la innooga baahan yahay dhammaanteenbba,  in danta guud  ee la wada  leeyahay , la isku kaashado ,laga wada shaqeeyo , lagana wada qayb qaato.

Waxanan Xukuumadda , shacab Somaliland , Baayac Mushtarka & Qurba joogaba, ugu baaqayaa, in laga wada qayb qaato,si aynu u helnno adeeg caafimaad oo dhammaanteen inna wada anfaca, dalkeenana horumarkiisana aan ka wada shaqaynno."

Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland

Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Sulda an Cabdiraxman,oo baaq u diray Xukuumada ,Baayac Musht arka,Shacabka Somaliland , Qurba jooga,in laga wada qayb qaato dhismaha Cusbitaalka Tog-waajle

Waxaa la innooga baahan yahay dhammaanteenbba,  in danta guud  ee la wada  leeyahay , la isku kaashado , laga wada shaqeeyo , laga wada qayb qaato ................

Hargeysa (TNN):-Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,oo S habakada Wararka ee Timacade News la xidhiidhay ,ayaa baaq u diray xukuumada,shacabka Som aliland,Baayac Mushtarka & Qurba joogga, hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa," Waxaan ugu  baa qayaa Xukuumadda,Shacabka  Somaliland,Baayac Mushtarka & Qurba jooggaba,inay ka qayb qa ataan ,gacanna ku siiyaan  Hayada Samo-Falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),oo dhawaan bi laabaysaa Cusbitaal weyn oo laga hir galinayo magaalada Tog-wajaale.