Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal, Suldan Xasan Suldan Cabdilaahi Suldan Cabdiraxman,oo tacsi u diray Marxum Cismaan Ducaale Diiriye ,oo ku geeriyooday Dalka ingiriiska

 



Hargeysa (TNN)-Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal, Suldan Xasan Suldan Cabdilaahi Suldan Cabd iraxman , Suldan Cisman Suldan Cali Kooshin,Suldan Maxamuud Suldan Axme d Sheekh,Suldan Shariif B atun, waxay tacsi u dirayaan qoyskii ,qaraabadadii iyo guud ah aan reer Somaliland ,gudo iyo dibadba ,geerida marxum Cismaan Ducaale Diiriye oo ku gee riyooday  magaalada London ee Dalka ingiriiska.

Marxumka waxay eebe uga baryayaan naxariistii jano ,samir iyo iimaan saadiqa ha ina ga siiyo ,aamiin

 

 

 



Timacade News Desk
Hargeysa , Somaliland