Suldaan Ismaaciil Suldaan C/Raxmaan,oo tacsi tiiraanyo leh u diray Ganacsade Maxamed Aw Siciid, oo Hooyaddii ku geeriyootay Hargeysa

 


 


Hargeysa (TNN)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan,isagoo ku hadlaya magaciisa ,waxa uu ta csi tiiraanyo leh u diray, Maxamed Aw Siciid Geedi iyo dhamaan qoyska Reer Aw Siciid, geeridii ku timid Hooyadood Marxuumad Canbaro Faarax Nuur, oo maanta oo ay bishu tahay 2/12/2011 ku ge eriyootay magaaladda Hargeysa.



Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan,wuxuu  illaahay uga baryay  inuu marxuumadda ,naxariist iista jano Fardawsa ka waraabiyo,  qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna, samir iyo iimaan ka siiyo.
 



Aamiin Aamiin Aamiin