
UJ: Ogeysiis
la xidhiidh
dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo
Brux ells. Guddiga fulinta ee dallada SSE.
Daawanaayow
waa Dalkaagii
Ku:
Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub
UJ:
Ogeysiis la xidhiidh
dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Brux ells.
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada
Somalilan d ee Yurub ayaa iyada oo la shaqaynaysa afarta
Jaaliyadood ee kala ah:
Jaaliyada Somalailand ee Biljimka
Jaaliyada
Somaliland ee Faransiiska
Jaaliyada
Somaliland ee Holland
Jaaliyada
Somaliland ee Jarmalka
ayaa waxa
dhammaan dadka reer Somaliland
ee ku dhaqan
Yurub la gu
war gelinayaa inay si bilan uga soo qayb galaan isu-soo
baxa bal aadhan ee lagu qabanayo magaalada
Bruxells
ee waddanka
Biljimk a.
Isu soo baxan oo ah mid muhimadiisa leh ayaa qabashada
ujeedoo yinkiisa waxa ka mid ah:
•
Inaynu xarunta midowga Yurub dareensiino sida ay muhiim
u taha y in la taageero qaddiyada gooni isu taaga
Jamhuuriyadda Somaliland.
•
Waa fursad aynu rabno in Yurub xarunteeda aynu la
wadaagno dar eenkeena ku wajahan Somaliland.
•
Sidoo kale waxa uu
baaq u diraynaa
bulshada caalamka ee
isugu im anaysa
London
si ay uga qayb galaan kulankaa loo
balamay bisha Ma y 7deeda, kaasoo ku magacaaban shir
Soomaali loo qabanayo.
Ogeysiiskan oo hordhac ah ayaa waxa aanu idinka
codsanaynaa in loo sii diyaar garoobo banaanbaxa inoo
qorsheysan maalinta
Kha miista
ee bisha
April ay tahay kow
iyo tobanka (11.04.2013).
Wixii faahfaahin ama tafaasiilah ama macluumaad dheeri
ah waan u idinla socodsiin doonaa sida ugu dhakhsaha
badan.
Alle ayaa mahad leh,
Guddiga
fulinta ee dallada SSE.
|