Soomaliland waa Jano 10 Naarood ku
hareereysan yihiin

 

 



Waxaan marka hore salaamayaa shabakada caalamiga ah ee TNN iyo Hogaamiyahee da Eng. Maxamed Cali Muuse. Inataas dabadeed waxaan maanta halkaan doonayaa inaad fikirkeygaka dhiibto Shirka bisha soo socota Soomalida loogu qaban doono Cari ga Engiriiska. Shirkaas oo lagu marti qaaday Soomaliland dadka reer soomaliland ku muran- san yahay ka qayb galkiisa.



Hadaba hadii aan arrintaasi wax yar ka idhaahdo, waxay ila tahay in soomaliland ma rka hore xuduudaheeda dhamaan dhinac walba soo xidho, waayo 20 sannadood wax a inagahorjooga gaadhitaan xuduudaheena waa arin Calaamatu suaal leh, xuduudah aasi furani waxay jaanis siiyeen cadwaga Soomaliland sida kuwan hada ee Khaatumo xumo, iyo kuwan Xamar naf mooday ee dawarsiga u tagey.



Marka ay xuduudaha Ciidanka qarranku gaadhaan , waxaan qabaa in Xukuumadu iya da oo siyaasada inoo hogaamineysa in Shir kasta oo Soomali loogu yeedho aynu ka q aybgalo, waayo sida ay aniga ila tahay ma qabo inaan qol isku soo xidho, meesl kasta waan inaan ka qayb galaan oo arrinteena sheegana , xata waxaa lala fadhiisan kara Sh. Shariif ma dadkuu cuna, hadii la is fahmi waayo oo uu Jiritaankeena ka hor yimaa do, inaguna kiisa ayeynu ka hor iman.Mid mid ku taag.Taasi macaheedu ma ah in aynu maqaamkii Soomaliland hoos u dhigey, ee waa inaa meel walba qadayadiina ka sheeg na oo ka garnaqsanaa.



Somaliland waxaan anigu u aqaanaa JANO ay ku hareereysan yihiin 10 Naarood, ilaa hay ha inga bad baadiyee, waxaynu arrinta maanta taagan kaga gudbi karaa isku du ubni iyo madaxdeena oo aynu taageero buuxda isla dabo taagno, siyaasadii aan dhiib aney lagu aamino meel kasta oo ay la gasho, waayo waxaan kalsooni buuxda ku qab aa cid uga lexejeclo badan inayna jirin.

 



Wa bilaahi towfiiq,
 

 

 

 

 

 

Maxamed Yuusuf Buux