soomalia oo madaxwayne yeelatay iyo calooshood u shaqaysataayshi somaliland oo la diiday
 


Tan iyo markii ay bilaaban doorashada ay codeeyeen barlamanka soomalia oo kala dooranayay 25 musharax wax ku dhow. waxa dad badan oo somaliland u dhashay ay filanayeen in qadarin iyo ixt iraam ay ka heli doonaan barlamanka soonmalia.

Xubnaha calooshood u shaqaystayaasha ahaa ee ka qayb galay inay isu soo taagaan kursiga mad axnimada ee soomalia ayaa manta xaqiiqda ogaaday in anaay ahayn qaar laga rabo magaalada ca asimada ee xamar.

Mudane axmed samatart oo dhawr cod helay iyo mudane maxamed oomaar oo helay mid kaliya ay aa maanta hurdadu ku yaraan doontoo inta noloshooda ka hadhay sababtuna waxay tahay ayag oo yaqiinsaday sida aan looga rabin soomalia iyo ayagoo sumacdaoodii ay ku lahaayeen soomalil and u tuuray inay xamar wax ka noqdaan maantana ogaaday in aanay waligood wax ka noqon ka rin.

Ma jirto nin danbe oo olole ku galaya somaliland ayan keenayaa waxaaba meesha timi adeer kuwa ad somaliland la baryaysaa horta adiga laftaada ma kuu hanwayn yihiin?
ma tahay nin laga rabo barlamanka soomalia ? hadaad heshay hal ama sadex taasi marka miyaan ay kuu cadayn in meesha aad ka tahay unwanted most somalian ppl they feel antipathy against y ou ilaa xad ayay idin karaahiyaysteen dadka aad isku dhajinaysaan.

Inkastoo ay mudu ku qaadan doono inay maskaxada ka saaraan sida xun ee loola dhaqmay ee aan wax qadarin ah iyo wax ixtiraama midna lasiin . hadana waxa la yadhi nin raga laba goor meel lagu ma wada qaniino tolow hadaba kooxdan calooshood u shaqaystayaasha ah ma ka waantoobi do onan XAMAR DANBE mise siday xamareeey u hayaan ayay ku aakhiro seegi.

Maanta waxa talo la gudboon dhamaan kooxda calooshood u shaqaysataaysha inay usoo guryo noqdaan dalkooda hooyo dadkoodana nolosha la qaybsadaan somaliland waa dalkiina hooyo cid idinka xigtaa ma jirto marka intaa guri kale marti ku joogtaan kaalaya gurigiina caruurtiina kula ca yaara. oo nabada dadku dugsanaayo kaalaya nagala qayb qaata duli aan ilaahay idin badin
ha is badina.

Mansab iyo darajo hadaad doonaysaan kaalaya kan gurigiina yaala hogaan ka noqda prof axmed samatar oo isu soo taaga kursiga madaxwaynaha ma cidbaahor joogsan lahayd ama diidi lahayd prof ismaaciil buubaa oo la soo baxa kutubtiisii ma ninbaa soo hawaysan lahaa oo kursiga kula tartami lahaa. ilaahow rag badan oo aqoonyahana maxay waqti badan iska luminayaan oo meel xaaladeedu tahay limbo iyo jahwareer aan lagaran karin waxay ku danbayn doonto wali ma ku lu minayaan waqtigooda qaaliga ah.

Madaxwayanah cusub ee soomalila XASSAN SHEIKH MAXAMOUD ayaan aad ugu hanbalyaynayaa guusha shacabkiisu siiyeen iyo sida ay ugu doorteen xilka dalkiisa inuu hogaanka u qabto. waxa an leeyahay inuu ilaahay xilka kuu fududeeyo kuna tuso waxa dadkaaga u fiican waxase aan jeclaan lahaa inaan waydiiyo waxa uu ka yeelaayo CALOOSHOOD U SHAQAYSATAAYSHA ree soomaliland.
ma jirta dawo kale oo ilaa afarta sano ee kale ee soo socda aad ku sii maaweeliso  oo daasawdii yarady ee qalax qalaxda ee loo garaaci jiray inta somaliwayn rabta
loo garaaco.

wabilaahi tawfiiq

 

 

 


Siciid Cabdi Dheen

dheen2011@hotmail.co.uk
London, UK