soo dhaweyn maareeyaha guud ee tv Qaranka somaliland
Hadhimo sharafeed iyo soodhaweyn maareeyaha guud ee tv Qaranka
somaliland
Waxaa maanta oo aa bishu tahay 06/05/2013 Hadhimo sharafeed loogu
sameeyey mareey aa Guud ee TV qaranka Soomaliland Mudane
Khadar Hassan Ali (Gaas). Hadhimo sharafeed ka oo ay ka soo
qaybaygaleen waayeelka, waxgarka, Aqoonyahanka Soomaliland ee ku
Nool Magaalada Bristol. Waxa halkaa hadel qiima badan ka jiideeyay
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Laanta Bristol Mudane Mohamed Haashi
bacdo oo Guud ahaan ku soo Dhaweeyay Maareeyaha Guud ee TVga Qaranka
Ugana waramey guud Ahaan xalada ay ku nool yihiin Dadweynaha
Somaliland ee Ku Nool Magaalada Bristol. Ka Dib Waxaa Hadalka Loogu
Soo Dhaweeyay Mudane Khader Hassan Ali(Gaas) Maareeyuhu Guud Ahaan
wax Uu Ka Waramey Xaalada Guud ee Dalku Marayo Dhinacya Waxbarshada,
Caafimaadka, Biyaha,Dhinaca Nabedgalyo Iyo Dagaanshaha Dalaku marayo.
Intaa ka Dib Waxa Halkaa Lagu Soo Gunaandey Hadhimo Sharfeedkaasi
Wuxuuna uu Ku Dhamaaday Guul Iyo Gobonim Gobonimo
Wabilaahi Towfiiq
Axmed aadan mooge
Bristol uk
|