Prof Ahmed Ismaceel Samatar, Anaga hana soo marin hadaad calankii
diidey Sland in aad taabato sodhaweyntaadu waa halbacaad lagu lisay
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka iyo xukumada
Somaliland.Gaar ahaan wax aan salamayaa akhristayasha sharafta leh
iyo bahta reer Somaliland.
Hadaan u soo laabto dulucda maqaalka waxaan wax yar ka qorayaa
soo dhaweyntii aan loo meel deyin ee loo sameeyay
Prof Ahmed Ismael.
Ninkani waa nin isla han weyn oo meel fog isla joga waa nin haysta
dhalasho wadan shisheeya isla markaana aaminsan mawqif ka duwan kan
ay aamin sanyihiin dadka soo dhaweynaayay, waxaa la yidhi
: Ninbaa reer
u soo marti galay ardaaga , reerkii Gob ayuu ahaaye waxaa lo qa lay
xoolo waxaana loo dhigay gogol xariir ah ,markii cunto noocii ugu
sareeyay ee reer baad iye isticmaali jirey tii ugu sareysay loo soo
dhigay ee uu sidii wax waalan,
Hilibkii, Bariiskii, Caa nihii, Maraqii, iyo waxii kalee la so
dhgibayba
uu dhamaystay oo uu farahiisa leef lefayo, ayaa
ninkii reerka lahaa
martida loo yahay (Ilaahbaa wax leh) intuu yabay ayuu ku yidhi:
waar
niyoow bal hadaba iska waran oo wax ma cuntay, markaasuu yidhi
ninkii
martida ahaa : Waar niyow waan xanuusanayaa ooo
Cuntada ayaa iga
xidhan markaa dhaqtar cuntada ii fura aya an ku socdaa!
ninkii guriga
lahaa intuu yaabay ayuu kuyidhi:
Marka cuntada laguu furo
hana soo marin!!!!
Ahmed Ismacil Samatar dhaqaale iyo xoog waxii lahayay waa loo
adeegsaday soo dhaweyntiii sii ,isagaa yaabay sida
loo soo dhaweeyay,hadana waxuu ku abaal gudey in uu
calanka Sland iska
fogeeyo sidii wax xun o uu dhibsanaayo oo kale.
Ahmed Ismaeel waxaa hor yaala 2 wado mid wa tii
Cali Qaliif marey ee
shirka beeshiisa ku qab satay Taleex ee
waxaan loo fadhiyin ku
dhawaaqeen, midna waa ta saxda ah oo hadii uu gar to waxaa suura gal
ah in uu sumcad iyo qiimo ku yeesho all Sland dawlad iyo shacab.
shacabka reer somaliland waxaan kula dar daarmayaa nabada ilaaliya u
dulqaata odeygaas wixii qalad ah ee uu sameeyo xukuumadaa inooga
masuul ah waayo iygaa casuumay oo saam axay ,
Prof Ahmed waxaan leeyay, aqoontaadu wa in ay ku hagtaa ee aanay
dadka kaa horkeeni n,bulsha dhan oo kumaan iyo kumaan ah
hadaad Calankooda hoos u dhito waxaa suuro gal ah
in ay wax yeelo kaa soo
gaadho. Waana lagaa sugayaa garowshiiyo iyo raali gelin dagaalkii
BBC-da manu ilaawin iyo Media aad nagula jirtay!!!!!!!!
Ilaahbaa mahadleh
wcswr wr
Muniir
Muniir111@live.com
|